Hambalyo Aroos Dhamaan Reer Daahir Sh Nuur Iyo Reer Maxamed Siciid Bulbul oo kala jooga adduunka dacaladiisa waxay hambalyo iyo bogaadin hawada u marinyaan Sharmaarke Maxamed Siciid iyo Sagal Daahir Sh Nuur oo maalintii Jimcaha bishan July ahayd 13kii, 2012 ku aqal galey Magaalada Jabuuti ee Dalka Jabuuti. Waxaanu leenahay noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana Eebe kala siiyo Aamiin Aamiin Alla ha aqbalo
|