Hooyo Xaajiyo Amina Cumar Abuukar,
Abwaan Cabdulqaadir Nuuraani iyo
Xaaskiisi iyo Caruurtoodi ,
Cali Sheekh Shabakiinka iyo Xaaskiis iyo
Caruurtoodi ,
Saciid Amir iyo Xaaskiisi iyo Caruurtiis,
Maxamed Xuseen Guray iyo
Luul kafaaji & Caruurtoodi,
Saciid Keysar & Jiija Bashiir Qoslaye &
Caruurtoodi ,
Cabdi Bashiir Qoslaaye & Xaaskiis &
Caruurtiis,
Dhamaan Reer Shekh Sacii &
Xaasaskoodi & Caruurtoodi,
Dhamaan Reer Shamo &
Xaasaskoodi & Caruurtoodi,
Dhamaan Reer Xaaji Gaal
Xaasaskoodi & Caruurtoodi,
Dhamaan Reer Jaketi ,
Cali Naaji Sacad & Maryan Amir &
Caruurtoodi,
Maxamed Amir & Nasra Cabdala &
Caruurtoodi,
Caasha Amir & Caruurteedi,
Faadumo Amir & caruurteedi,
Xuseen Amir & Naadow Muxudiin &
Caruurtoodi ,
Abuukar Amir & Xaaskiisa Fay Cali,
Maxamuud Yuusuf (Makis) &
Caruurtiisi,
Ayaanle Xuseen Cabdi &
Xaaskiisi & Caruurtoodi,
Aabe Yacquub Ibraahim Yuusuf & Caruurtiisi,
Amin Amir & Xaaskiis & Caruurtiis,
dhamaan waxay Sii wadajir ah hambalyo
ugu dirayaa Arooska & Aroosada
Cumar Saalax Ceydaruus &
Meriem Cabdulqaadir oo dhawaan ka
dhacay Arooskoodi Magaalada London ee
Cariga Ingeriiska UK
waxaan illaah ugu baryeynaa kuwii isku waara
ubad qeyr leh kalasiiya wiil & caano
gabar & caano Aamiin Aamiin
|