INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN AMIN AMIR IYO XAASKIISA IYO CARUURTIIS, SH.ABUUKAR IYO XAASKIIS IYO CARUURTIIS. AXMED CAYNAB IYO XAASKIIS IYO CARUURTIIS. XASAN TUKADE IYO XAASKIIS IYO CARUURTIIS. CABDULAAHI KULMIYE IYO XAASKIIS IYO CARUURTIIS. CUMAR CALI SHAANSHI IYO XAASKIIS & CARUURTIS, DHAMAAN DADKA SOOMAALIDA KU NOOL GOBOLKA EDMONTON CANADA IYO GANACSATADA EDMONTON WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH U DIREYNAA WALAASHEEN BATUULO SHEEKH AXMED GABALE OO WIIKEEDA AXMED JAAMAC KU GEERIYOODAY MAGAALADA MUQDISHO WAXAAN ILAAH UGU BARYEYNAA IN UU SAMIR IYO IIMAAN KASIIYO MARXUUMKANA IN UU ILAAH JANADII FARDUUSA KA WARAABIYO AAMIIN AAMIIN |