src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">

 


Inaa lillaahi wa inaa ileehi raajicuun.

Maanta oo ah tariiqda 13-06-2016 Waxaa

dhammaan ehelada.asxaabta iyo aqribada lagu wargalinaaya in

marxuum (Xassan Xaaji Maxamed Nuur) uu ku geeriyodey
magaalada (Istanbuul) ee dalka Turkiga waxaan ilaahey ugu baryeynaa inu

ka waraabsho janatal firdoosa aamiin aamiin aamiin