src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">

 


Inna lilahi wa inna ilayhi rajicoon

Ma  dhinte waa ilaaheey, waxaa xalay si lama filaan ah ugu geeriyooday Magaalada 

Calgary Alberta   Mahdi  Cabdi  Maxamuud (baanjeeti) Waxaa Geeridiisa la ogeysiinayaa

 asxaabtiisii , kharaabadii iyo soomaali weyntii akhoonta  dheere u leheed (mahdi baanjeeti)

Amin Amir,Xaaskiis & Caruurtiis, Saciid Amir , Xaaskiis & Caruurtiis, Xaaji Cabdi Nuur, Cumar Shaanshi, Xaaskiis & Caruurtiis, Cabdullaahi Cabdi Kulane, Xaaskiis & Caruurtiis, Wariye Ayaanle Xuseen Cabdi ,Xaaskiis & Caruurtiis iyo Bahweyta Isboortiga Soomaaliyeed waxaa Tacsi tiiraanyo leh u direynaa qoyskii uu ka baxay Marxuum Mahdi Cabdi Maxamuud waxaa eebe ugu baryaynaa i uu janadii farduusa ka waraabiyo qoyskii iyo walaalahiis samir iyo iimaan ka siiyo Aamiim Aamiin