src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">

. reer x.axmed cumar.reer x.macruuf. reer x.sheekhow

abukar(shabakinka).reer nuuraani abubakar.reer binbareek. Reer yacquub ibraahim. Reer caamar cali.reer aawoow cawuud., Reer shamo,

WAXAY DHAMAAN WALAALAHA KOR KU XUSAN TACSI TIIRAANYO LEH U

DIREYAAN DHAMAAN REER XAAJI SAALAX GEERIDA KU TIMID WALAALKOOD MARXUUM CALI XAAJI SAALAX OO DHAWAAN KU GEERIYOODAY DALKA UK MAGAALADA LONDON taariiqda 1/1/2015 WAXAY

ILAAH UGA BARYEYNAA IN UU KA WARAABIYO JANADIISII FARDAWSA ,SAMIR

IYO IIMAANNA KA SIIYO EHELADII OO KA TAGAY.AMIIN.AAMIN AAMIIN