src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">

Waxaan maanta 18-JUNE 2013 Magaaladda Rochester, Minnesota ku geeriyooday Marxuun Hassan Aden Adullahi Gabyoow. Anagoo ah asxaabta iyo ehelkaba waxaan halkaan ugu tacsiyeeynaynaa Marwada Marxuunka Amal Mohamed Ali Qumashi, Waxaa uu marxuunka ifka uga tagay 5 ciyaal ah. Waxaan Ilaah uga baryaynaa Marxuunka inuu Ilaah jano siiyo reerkana samir iyo imaan. Amiin.