src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">
HAMBALYO


Dhammaan shaqaalaha TVga caalamiga ah ee Universal TV , Amin Amir Xaaskiis iyo Caruurtiis Iyo guud ahaan bahda Warbaahinta Soomaaliyeed waxa ay hambalyo u dirayaan Abdifitah Haji Tigle IYO Jamiila Xasan Garruun oo caawa gabar ugu dhalatay magaalada London ee xarunta dalka UK. Waxa aan leenahay Illaahoow ka dhig gabadhii difaacda diinteeda, dalkeeda iyo dadkeeba, Aamiin. HAMBALYO... HAMBALYO... HAMBALYO.