src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">

 


Innaa Lillaahi Wa'innaa ileyhi raajicuun hoyo fatuma warsame ugaas iyo caruurteda muqtar nur duduuble mahamed nur duduuble shukri nur duduuble sahra nur duduuble cisman nur duduuble
comar cali shaanshi iyo xaaskisa shukri nur duduuble, iyo Caruurtoodi Amin Amir iyo Xaaskiis iyo Caruurtiis, Cabdicasiis Xildhibaan,C/sataar Caddow,AmbassaatorSayid Axmed Sh.Daahir, Cabdisalaan Xaaji Maxamed, Socaad Xaaji Maxamed, iyo Dhamaan Reer Yacquub Ibraahim iyo Dhamaan Jaaliyada Soomaalida ee Dalka Filand, waxaan halkan TACSI uga diraynaa Xildhibaan C/axmaan Max'ud Cali " Jiimi " & reer Max'ud Cali oo hooyadood Allaha u naxariisto Xaawo Shariif Cumar oo ku geeriyootay dalka Finland ,
WAXAAN ILAAH UGU BARYEYNA IN UU KA WAARABIYO JANADIISSI FARDAWSA EHELADII IYO QARAABADII AY KA GEERIYOOTAY SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO.AMIIN.