src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">

Waxaa dhawaan ku Geeriyooday wadanka Holand Magaalada Venlo Marxuun Dr. CUMAR MAYE AL-CAMUDI Anagoo ah ehelka iyo asxaabta waxaan halkaan ugu tacsiyeeynaynaa Marwada Marxuunka iyo Caruurtii uu ka baxay iyo Reer Aamaye Khadhiib, Waxaan Ilaah uga baryaynaa Marxuunka inuu Ilaah Naxariis jano siiyo reerkana samir iyo imaan. Amiin.