src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">


Anagoo ah Amin Amir iyo xaaskiisi iyo caruurtiisi,

Saciid Amir iyo xaaskiisi iyo Caruurtiisi xaaskiisi iyo Maxamuud Maxamed (makis) & Caruurtiisi , Axmed Maxamed Muudey & xaaskiisi & Caruurtiisi iyo Ayaanle Xuseen Cabdi iyo Xaaskiisi Caruurtiisi, Dhamaan waxaan Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa walaalaheed oo kala jooga dalka gudihiis Iyo Dibadiis 1.Mokhtar mohamud mohamed (canada) 2.abdulqadir mohamud mohamed (yemen) 3.naima mohamud mohamed (uk) 4.abdi aziz mohamud mohamed (uk) 5.abdi rizak mohamud mohamed (Sweden)  6.farhia mohamud mohamed (xamar) 7.suad mohamud mohamed (xamar) 8.abshir mohamud mohamed 9.mohamed mohamud mohamed (canada) 10.yasin mohamud mohamed (Holland)  11.sadia mohamud mohamed (holland). oo Walaashood ku Timid Geeridan Naxdinta Badaneed Walaashood Marxumada jawahir mohamed mohamud oo dhawaan ku geeriyootay magaalada Muqdisho ee Dalka Soomaaliya subaxii qamiista tarikhdu markey kubegneed 16.04.2015 oo ay ka tagtay
afar caruur, waxaan sii Gaar ah Tacsi Ugu Direynaa ninkeeda yahay mohamed ali afrah . iyo Aabaheed mohamud mohamed abdalla. (Dr. isgow) iyo hooyaded faduma mohamed nur hassan oo ay ku nooshahay Dalka (holland) iyo Dhamaan Reer mohamud mohamed sheikh abdalla. (Dr. isgow) Marxuumada waxaan ilaah uga baryeeynaa inuu janadii fardoowsa ka waraabiyo ehelkeedana samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin Aamiin

-----------------------------------------------------------------------------------------------------

-------------------------------------------------------------------------------------------------------