Amin Amir iyo Xaaskiisa, Maxamed Cabdulaahi Farmajo IYo Xaaskiisa Dr Cali Cismaan Cali, Dhamaan Bahda Isboortiga, weriyeyaashii hore Raadiyo Muqdisho.Abwaan Cabdulqaadir Nuraani & xaaskiisa, sheekh nuur Qaasim iyo Xaaskiisa, Saciid Caamir iyo Xaaskiisa, waxaana loo Dirayaa Danjire Cabdiraxman Nur Maxamed Diinaari iyo Saxafiga Ruug Cadaaga ah ee mudo dheer kasoo shaqeeyey Idaacadii Raadiyo Muqdisho kuna caan baxey Barnaamijkii Ciyaaraha Cabdulahi Nur Maxamed Colombo waxaana looga Tacsiyeynayaa Geeridii Naxadinta laheyd ee ku timid Walaalkood Yaasiin Nuur Maxamed oo Maanta oo Bisha tahay 17 August Sanadkan 2015 ku Geeriyoodey Magaalada Muqdisho waxeyna Ilaahey uga Baryayaan inuu Janadii ka Waraabiyo Eehelka iyo Walaalaha kalena Samir iyo Iimaan ka siiyo.
|