src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">
HAMBALYO .....HAMBALYO ....HAMBALYO

Xaajiyo Amina Cumar Abukar

Abwaan C/qaadir Nuuraani & Xaaskiis

Sheekh Nuur Qaasin & Xaaskiis

Reer Caamir Maxamed

Reer Shamo

Reer Shekh Saciid Maxamed

Reer Xaaji Gaal

Reer Axmed Jeketi

Reer Yacquub Ibraahim

Reer Axmed Cumar

Reer Bashiir Qoslaaye

Shariif Cabdullahi Maxamed (Shankar)

Isgow Cabdulaahi Maxamed

Maxamed M,Makis & Ayaanle Cabdi

Dhamaan waxaa tahniyad gaar ah usoo dirayaan Reer shiiqow Abuukar shabakiinka iyo dhamaan Reer Saalim Axmed (Binbareek),
Reer Xaaji Saalax (Alcamuudi),Reer nuraani Abuubakar , Reer Saciid Cabuud. wiil ugu dhashtay wiilkaasna

isniintii tariiqdu markey aheyd 10-06-2013

oo loo bixiyay Nawaaz Fawaaz Sheeqow Shabakiinka,
waxeey illaahey ugu baryeyaan Nawaaz in uu illaahey kadhigo kii Dadkiisa, Diintiisa iyo Dalkiisa u anfaca Amiin Amiin Amiin