src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">

 

CAYAARYAHAN

NUUR MAXAMED AMIN (NUUR AMIN)



 

Magaceyga nur mohamed amin (nur amin) kana mid ahay ciyaartooydii soo aasaastay NADIGA MADBACADDA QARANKA 1976 ila 1991 waxuu kaloo nur amin ahaay ciyaartooydii xulka qaranka somaliyed kuwa ugu fcn una ka tirsanaay 1977 ilaa 1991 kooxana macalin u soo noqday sida kooxda (DAALO) oo asiga la haay aasaaskeeda tartankii iftiinka nabadana finalka ka qaaday koobkii naadiga (ELMAN) kadibna koox ka abuuray cariga ETHIOPIA-ADDIS ABABA koox la yorahdo MBC oo aheyd kooxdiisa hore ee somaliya tartamada halkas lagu qabtayna 3 kamid ah oo kooxa somali ah loo qabtay ku guuleystay, tartan kale ee kooxo ETHIOPIAN AH oo 19 kooxood ah iyo oo ki coyarayay magaca MBC kina guuleysten koobkaas, 2013, nur ka dib waxuu soo aaday wadankiisa somaliya 2015 asigoo noqday macalimintii lagu aasaasay dhiyarada da'dooda ka yartahay 17 sano tartankaas oo noqday midkii laga xulay ciyaartooydaas ku soo gaaray kaalinta finalaka tartnkii cacafa ee U17 oo lagu qabtay burundi oo ahaay nur amin  macalinkii hogaaminayay  macalimintas oo tababarkana bixinaayay, kana tirsan macaliminta qaranka somaliyed, nur amin waa macalin aqoontiisa hersareysa oo sida ugu dhaqsiyaha leh koox is badal aqontoda ka badali karo