src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">

HAMBALYO

ANIGOO AH AMIN AMIR IYO XAASKIIS IYO CARUURTIS IYO

DHAMAAN REER CAAMIR IYO

DHAMAAN REER YACQUUB IBRAAHIM IYO

DHAMAAN REER SHAAMO &

DHAMAAN REER XAAJI MAXAMED ABUUKAR &

DHAMAAN REER SH.SACIID & DHAMAAN REER AXMED JAKETI &

BAHWEYNTA ISBOORTIGA CANADA IYO FANAANIINTA SOOMAALIDA CANADA &

MAXAMUUD MAXAMED MAKIS & SHAQAALAHA WARGEYSKA RUNTA &

ABWAAN CABDULQAADIR NUURAANI & XAASKIIS & CARUURTIIS ,

WAXAY DHAMAAN HAMBALYO FARXAD KAL IYO LAAB AH U

DIRAYAAN AROOSKA IYO AROOSADA

MAXAMED SACIID AXMED & SHEYMAA MAXAMED YACQUUB,

WAXAAN ILAAH UGU BARYEYNAA IN AY ISKU WAARAAN

WIIL IYO CAANO GABADH & CAANO BASH BASH IYO BARWAAQO

AAAAMIIN AAMIIN AMIIN