Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha UniversalTV Dhamaan Shaqaalaha Aminarts.
Dhamaan Ciyaartoyda Somaliyed Iyo Maamulkoodi ee Dalka UK,
Dhamaan Wariyaasha Soomaaliyeed Dalka iyo Dibada ,
Dhamaan Fanaaniinta Soomaaliyed ,
DHAMAAN WAXAY TACSI MURUGO LEH U DIRAYAAN WAREYE MAXAMED AXMED XAAJI CAGMADHIGE
OO AABIHIIS KU GEERIYODAY DALKA SOOMAALIYA MARXUUM AXMED MAXAMED XAAJI SANDHEERE
,
WAXAAN ILAAH UGU BARYAYNAA IN UU KA WAARABIYO JANADIISSI FARDAWSA AHEYD
EHELADII UU KA DHINTAYNA SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO.AMIIN.