src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">

 





                TACSI  INAA LILAAHI  WA INAA ILAYHI  RAAJICUUN
                    Dhamaan Reer Yacquun Ibraahim iyo
                   Dhamaan Reer Caamir Maxamed
               waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii
                iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum
                       Shariif Axmed Siraaji
               waxaan ilaah ugu baryaynaa in Janadiisi ugu
                Bishaareeyo Caruurtii iyo Qaraabadiis
                  in uu Samir iyo iimaan ka siiyo
                       aamiin  aamiin aamiin