src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">

 

Waxaa isagoo safar gaaban oo uu ku booqanaayo hooyadii oo London joogta kana safray gobolka Virginia ajashii Rabbi ku timid kuna geeriyooday magaalada London, UK walaalkeen marxuum Osman Ahmed Abow. Waxaan Allah SWT uga rajeeyneenaa dambi dhaaf iyo in uu geliyo jannadiisa Fardowsa. Hooyadiis iyo ehelkiisana samir iyo iimaan ayaan Alle uga baryeeynaa.