XAAJI CALI YUUSUF IMAANKEY OO KU GEERIYOODAY MAGAALADA ROCHESTER MINNESOTA USA
MAANTA OO AH MAALIN ARBACO TAARIIKHDUNA AY TAHAY 3/4/2015.
CABDULKHAADIR NUURANI XAASKIISA IYO CARUURTIISA.
CALI SHABAKIINKA XASKIISA IYO CARUURTIISA
AHMED NAAJI AHMED IYO XAASKIISA
OMAR NAAJI XAASKIISA, IYO SHA CABDULAAHI IYO XAASKIISA, CABDULKHAADIR XAAJI YUUSUF IYO XAASKIISA,
XAAJIYO MAKO,AAMINA MUUDEY GACAL IYO CABDIQANI IYO XAASKIISA FARXIYO, SAACID MUUMIN MAYE IYO XAASKIISA
CABDULAAHI AWEYS IYO XAASKIISA, IYO REER ROCHESTER OO DHAN
WAXEEY TACSIYO TIIRAANYO LEH U DIRAYAAN EHELKII IYO QARAABADII UU KA GEERIYOODAY INUU SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO
WAXAAN ILAAHEY UGU BARYEENAA INUU NAXARIIS JANO ILAAHEYSIIYO.
AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN
|