src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">

Dhamaan bahwaynta sport ga ee waqooyiga magaaladan London ayagoo ka tiiraanyeysan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Xaaji Maxamed Cali (Indhabuur) waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Bashiir Maxamed Cali (Bashiir Indhabuur) iyo dhamaan qoyska reer Xaaji Maxamed Cali waxayna ilaahay uga baryayaan in uu samir iyo iimaan ka siiyo asagana janatul fardawsa geeyo, waxaana diraya tacsidan:

Axmed Shell, Maxamuud Ismaaciil, C/laahi Cilmi Ereg (Xaaji), Maxamed Daysane, Zakariya Baliile, Maxamed Macalin, C/Laahi Sh Cali (Caliyow), Maxamed Faaqid, Maxamed Shidane, Axmed Cabdulle Xirsi (Axmed Bile), Abuukar Cali G, Guddoomiye C/Laahi Dhumaaye, Maxamed Ciise (Digeeye), Macalin C/Laahi Muxiyaddiin, Tooxow, Macalin Saciid Geeseey, C/qaadir Salaad (Beenahawaas), C/Qaadir A Muudeey (Magaalo), Bashiir Xasan Xaaji (Cambo), Maxamed Jimcaale, Dr Daahir Xuunsheey, Abuukar Gaab, Daahir Islow, C/Kariin Warsame (Rooti), C/Kariim (Xaaji), C/qaadir (Shaadhe), Cabdi Colaad, Bashiir Cali Caddow, Kamaal iyo dhamaan asxaabta reer North London oo aanan halkan ku soo koobi Karin magacyadooda waxayna dhamaantood ilaahay uga tuugayaan Xaaji Maxamed Cali (Indhabuur) in uu dambigiisa dhaafo intii uu ka tagayna uusan dabadiisa fidnaynin.
 
Dhinaca kale geerida marxuumka ayaa waxaa la ogaysiinayaa dhamaan bahda reer Wardhiigleey, qaraabadii iyo asxaabtii reer Xaaji Maxamed Cali (Indhabuur) oo ku kala nool daafaha dunida.
----------------------------------------------------------------------------------------------
Maareeyaha golaha murtida iyo madadaalada abwaan Cabdi-Dhuux Yuusuf asaga oo ka tiiraanyeysan geeridan naxdinta leh eek u timid alaha u naxariistee Xaaji Maxamed Cali Indhabuur waxa uu tacsi u dirayaa dhamaan qoyskii, qaraabadii iyo eheladii uu ka baxay marxuumku gaar ahaan saaxiibkiis Bashiir Xaaji Maxamed Cali (Indhabuur) wuxuuna ilaahay uga baryey xaajiga in uu janadiisii ka waraabiyo ayagana uu samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin. 
----------------------------------------------------------------------------------------------
Dhamaan asxaabta sport ga ee magacyadoodu hoos ku xusan yihiin waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska reer Xaaji Maxamed Cali (Indhabuur) gaar ahaan saaxiibkood Bashiir (Indhabuur) geeridii naxdinta lahayd eek u timid aabihiis Xaaji Maxamed Cali waxayna ilaahay uga baryayaan in uu janatul fardawsa ka waraabiyo asaga iyo dhamaan eheladii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo, waxaana tacsidan diraya asxaabta kala ah: Axmed Shell, C/qaadir Ciise (Biyoole), Cusmaan Xaaji Maye (Scot), Maxamed Ismaaciil, Xasan Islow (Shiino) iyo xaaskiisa, Yaxye Islow iyo Macalin Nuur Gaab.