src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">

 


1- Amin Amir 2- Mohamed Dahir 3- Ali Bakri Sheikh

4-Mahad Carabow Ali 5- Muse Abille Kuulow

6- Hussein Mohamed 7- Yasin Abikar 
Dhmmaan Ciyaartooygii hore ee cuslaadey siiba dhallinyarada ururka today ee

sportiga ee Today iyo Somali Hall of Fame iyo dhammaan saxaafadda Somalida ee

Canada, waxeey taczi tiiraanyo leh u dirayaan saaxiibkood
Mohamed Abdullahi Hassan oo hooyadiis

marxuumad Casha Takhal Cisman ay ku

geeritootey magaalad Wardheer.
Waxaan ilaahay uga rajeeynaa in uu kawaraabiyo Jannadtul

Fardowsa asagana uu kasiiyo samir iyo iiman. aamean, Aameen.