src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">

1)Dr. Cali Cusmaan ali ...................................Xoghayihii Hore GOS
2)Inj. Cumar Shiikhey    ...................................Gudoomiyaha Jaaliyadda ee Atlanta
3)Aweys Muse Arbow(A. Fundi)....................Gudoomiye Kuxigeenka Guddiga Isboortiga ee Atlanta.
4)Cabdulqaadir X. Cadde(Caydiid Jeenyo).Xoghayaha Guddiga Isboortiga ee Atlanta.
5)Cali Mataan...................................................Xoghayaha Arrimha Dibedda ee Guddiga Isboortiga ee Atlanta
6)Jaamac Cali(Jaamacey).............................Madaxa Guddiga Farsamadda ee G. Isboortiga ee Atlanta.
7)Cabdirashiid Cabdulaahi............................Xubin Guddiga Farsamadda ee Isboortiga Atlanta
8)Cabdirashiid Blastico..................................Kooxda Kubadda Koleyga ee Dekedda iyo Xulka Qaranka.
9)Cali Yuusuf....................................................Kooxdii Kubadda Koleyga ee Wakaaladda Mooska.
10)Cabdulaahi Cabdi Maamuus...................Kooxdii Kubadda Koleyga ee Wakaaladda Mooska.
11)Dr. Cabdi Kaafi.........................................Garsoore Caalami ee Kubadda Kolyega.
12)Ciise Jaamac............................................Kooxdii Kubadda Koleyga ee Mooska.
13)Cali Bay.....................................................Madaxa Kubadda Kolyega ee dhalaanka Soo koraayo.
14)Nafiisa Cali................................................Madaxa Haweenka ee Atlanta.
15)Cabdicasiis Axmed Mahdi......................Gudoomiyaha Isboortiga ee Tennesse
16)Bashiir Geele............................................Gudoomiyaha Isboortiga ee Ohio.
17)Xamza S. Xamza.....................................Gudoomiyaha Isboortiga ee Kentuky.
18)Cabdi Cali Macalin..................................Gudoomiyaha Isboortiga ee Minneapolis.
19)Cali Dhagey.............................................Gudoomiyaha Isboortiga ee North Carolina.
20)Cabdulaahi Xersi....................................Gudoomiyahii hore ee XSCF
21)Amin Caamir Maxamed ........................Farshaxanka Soomaaliyeed .
22)Cabdulaahi Nuur Kolombo....................Wariyahii Isboortiga ee Raadiyo Muqdishu.
23)Khaliif Shire Muse..................................Kooxdii Kubadda Cagta ee Dekadda iyo Xulka Qaranka..
24)Maxamed Suufi Abashikh.....................Madaxa Dahabshiil ee Atlanta.
25)Cali Rooble Nuur..................................Gudoomiyaha GOS ee Degmadda Waaberi
26)Cumar Mugambe.................................Halyeyadda Isboortiga ee Degmadda Waaberi
27)Shekhnuur Ismaaciil Cumar................Ka socda Jaaliyadda London.
28)Cabdiraxiim Ismaaciil.........................Ka socdo Jaaliyadda Minneapolis.
29)Cabdixaafi Zaciimka...........................Gool Fm iyoQalinka Ciyaaha.
30)Wariye Caydiid Cabdiraxmaan.........Qalinka Ciyaaraha..
WAXAY DHAMAAN ASXAABTAAS KOR KU XUSAN TACSI TIIRAANYO LEH U DIREYSAA MUDANE ISMAACIIL MURSALOW OO AH LA TALIYAHA GAARKA AH EE GUDOOMIYAHA ISBOORTIGA IYO DHAQANKA EE ATLANTA OO AY DHAWAAN HOOYADIIS MARXUUMAD OWLIYO BUULE AY KU GEERIYOOTAY GOBOLKA BAKOOL DEGMADDA XUDUR,WAXAANA ILAAH UGA BARYEYNAA IN UU KA WARAABIYO JANADIISII FARDAWSA AHEYD,SAMIR IYO IIMAANNA KA SIIYO EHELADII AY KA TAGTAY.AMIIN.