src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">

Maxamuud Yuusuf Raage

 

Alle ha u naxariiste waxaa london ku dhintay Maxamuud Yuusuf Raageh , 
waxana halkan ka tacsiyeynaya dhaman
Reer Yusuf Raageh, Reer cabdulaahi nuur, Reer Baafo,
Reer Faalco iyo Suldaan Khaliif Muumin Tooxow,
Waxana Ay tacsi u dirayaan Hooyo kaltuumo cali nuur oo joogto Jeddah ,
saudi arabi alle ha u naxariiste aamiin