src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">

 


INNA LI LAAHI WA INNA ILAYHI  RAAJICUUN
                Waxaa Tacsi  Tiiraanyo leh halkaan ka dirayo Ehelada, Qaraabada Iyo Asxaabta kala ah Sheekh Shariif Sheekh Axmad, Maxamad Cabdulaahi Farmaajo, 
Amiin Amir iyo xaaskiisa ,Saciid Amiir  iyo xaaskiisa,
Cabdikariin Guuleed,iyo xaaskiisa Injineer Axmad iyo xaaskiisa,   Ayaanle Xuseen Cabdi, Maxamad Xaaji cag madhige, Cabdirashiid Maxamad  Nuur Rashka, Dhamaan shaqaalaha iyo Wariyaasha Universal TV, Injineer Cabdi jiinoow,  Xasan Abshir Faarax,  Dhamaan shaqaalihii hore ee shirkadii  Somaali Fruit , Dhamaan shaqaalihii iyo Maxadii hore ee Wakaalada Howlaha maraakiibta Somaaliya Dhamaan madaxdii iyo shaqaalihii wakaalada Madbacada Qaranka iyo Qorayaashii  waragayska Xiddigta OK Dhamaan Reer Daana Daay,Reer Faratello Bazi, Reer Antunyo,Dhamaan Reer  Cabdi Maxamad Waaloow,  Dhamaan Reer  Xuseen Iskoris,Reer Faarax Zendiko, Reer Isaaq Kaabo,Reer Deeroow  cali,  Reer isloow Reer  Reer xoogsade, Reer SHeekh Nuur Cali Baroow , Reer Khadar Gacaneey,Reer Maxamad Cali,Reer Cali shini,Reer Biimo,   Dhamaan  waxay Tacsi Tiiraanyo leh ay udirayaan Maareeyihii hore ee Wakaalada Howlaha Maraakiibta Somaaliya OMAR Cismaan  Wadaad   ( OMAR Franco)   uu  walaalkiis  CABDULAAHI CISMAAN WADAAD uu ku geeriyooday Wadanka FINLAND Magaalada HELSINKI  09/10/2015, waxaana looga baryaayaa in uu   Ilaahay uu janadii farduusa  uu ka waraabiyo.Amiin Amiin,Caruutiisa iyo Xaaskiisa uu samir iimaan ilahaay  ka siiyo Amiin waxaa kaloo dhamaan Asxaabta iyo Qaraabada iyo Ehelkaba la ogaysiinayaa in  lagu aasi Doono marxuunka Wadankeena Somaaliya Magaalada Marko Cadeey haduu Alla idmo