Tacsi Tiiraanyo leh oo loo diraayo Qoyskii uu ka baxay Dr Ahmad Hussein kulmiye Afrax
1- Xaaji xuseen maxamuud (iskoris) 2- Hooyo xaawo Maxamuud xasan raage 3- Hooyo xaliimo Nuur cabdule 4- Faadumo xaaji xuseen (iskoris) 5- Anbiyo xaaji xuseen (iskoris) 6- Maxamad xaaji xuseen (iskoris) 7- Farxiyo xaaji xuseen (iskoris) 8- Maryan xaaji xuseen , axmad xaaji xuseen (iskoris) iyo dhamaan reer xaaji xuseen 9- Maryan Muxudiin 10- Maxamad muxudiin 11- Mahdi Muxudiin 12- Sahro Muxudiin iyo dhamaan Reer muxudiin 13- Najo yuusuf Meeraale 14- hidaayo yuusuf Meeraale iyo dhamaan Reer Yuusuf Meeraale 15- Reer Cilmi Rubac 16- Cumar Cali Jimcaale iyo Reer Cali jimcaale oo dhan 17- - xaliimo shire ,kaaho shire iyo dhamaan Reer shire 18- - Eedo dahabo cali Dhamaan dadkaan & Qaar Kaloo Badan waxay Tacsi Ka Dirayaan Geeridii naxdinta lahayd ee Marxuun Axmad Xuseen kulmiye Afrax oo ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho waxaana Alle oga baryaynaa Marxuunka Geeriyooday inuu Janatul Fardowsa Kawaraabiyo dadkii ehelkii Asxaabtii & Guud ahaana Caruurtiisa uu Samir & iimaan Kasiiyo isagana allaha u Waasiciyo Qabrigiisa allahana u yasiro Su’aasha Qabriga .
Aaamiin Aamiin Aaamiin .
|