src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">

Inaa lilaahi wa inaa illaahu raajicuun

Anagoo kala ah

dhaman rer jlketi , rer sacid cumar ,

Dhamaan Reer Caamir Maxamed , Dhamaan Reer Yacquub Ibrahim Yuusuf,

Dhamaan rer Muxudin ciro , Dhamaan Walaalaha Shamo,

Dhamaan Reer Shekh Saciid Maxamed,

Dhamaan Reer Xaaji Gaal,

Mulki sacid iyo Caruurteeda & asxabted, Nura salax,

jiina cali nero , xababa , khadijo shiqey, Abwaan Cabdulqaadir Nuraani , Xaaskiisa iyo Caruurtis , Maxamed Maxamuud Makis iyo Ayaanle Xuseen Cabdi,

waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Dhamaan Ummada Soomaaliyeed Gaar ahaan Xaaskiisa Fay Cali iyo Dhamaan Caruurtiisa, Geerida ku timid Abahood Marxuum Cali Cadow Cali (Cali Jamiil)oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho
waxaanu illaahay uga baryeynaa in uu samir iyo iimaan ka siiyo dhamaan Reerka u ka baxay, marxumkana naxariistii janno Eebe haka waraabiyo.
Aamiin Aamiin Alla ha aqbalo