src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">
 


HAMBALYO DHALASHO



Amin amir iyo xaaskiisi iyo Caruurtiisi ,

Saciid Amir iyo Xaaskiisi iyo Caruurtiisi,

Maxamuud Maxamed Makis,

Ayaanle Xuseen Cabdi iyo Xaaskiisi & Caruurtiisi

Bashiir Nagaare & xaaskiisi

dhamaan Fanaaniinta ku nool Magaalada Edmonton iyo Toronto

& dhamaan Ciyaartoyda Kooxda Edmonton dhamaan waxay Hambalyo u dirayaan Dhiin Mohamed Haji & Faizo Ali Abdulle oo Dhawaan wiil ugu dhashtay Magaalada Edmonton ee Dalka Canada wiilkaasi oo loo bixiyay Abdiwahid (DJ Dean Junior)....waxaan leenaha soo barbaar Abdiwahid waxaan Eebbe kaaga baryaynaa kii diintiidadkii iyo dalkiisaba anfaca Aamiin...Aamiin Aamiin