src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">

Xaajiyo Amina Cumar Abukar

Abwaan C/qaadir Nuuraani & Xaaskiis

Reer Sheekh Abuukar (shabakiinka)

Sheekh Nuur Qaasin & Xaaskiis

Reer Caamir Maxamed

Reer Shamo

Reer Shekh Saciid Maxamed

Reer Xaaji Gaal

Reer Axmed Jeketi

Reer Yacquub Ibraahim

Reer Axmed Cumar

Reer Bashiir Qoslaaye

Reer Bin-Bareeg

Shariif Cabdullahi Maxamed (Shankar)

Isgow Cabdulaahi Maxamed

Maxamed M,Makis & Ayaanle Cabdi

Dhamaan waxay tacsi u dirayaan

Reer Xaaji Saalax

Meelwaliba ay Dunida ka joogaan waxey

u diraayaa Tacsi Tiiraaya leh

geerida ku timid Marxuum

ing. Cumar Xaaji Saalax

oo ku Geeriyooday Dalka Ingiriiska

Taariqda Markey eheed Apr-14-2013

waxaan eebe ugu

Baryeynaa in uu Naxariistii Janadii Farduusa ugu

Bishaareeyo inta uu ka baxayna Samir & iimaan

Ka siiyo Aamiin Aamiin