src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">


Anagoo ah Jaaliyada Soomaaliyeed ee isboortiga Wadanka UK & Fanaaniinta ku nool Wadanka UK & Dhamaan Shaqaalaha AminArts & Dhamaan Shaqaalaha Hiiraan Online Dhamaan waxaan Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Cabdisalaan Muumin oo Hooyadiis MarxuumadMaryan Diiriye Xaashi oo ay ku Geeriyootay Magaaladda Muqdisho waxaan ilaah uga baryeeynaa inuu janadii fardoowsa ka waraabiyo ehelkeedana samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin Aamiin

-----------------------------------------------------------------------------------------------------

-------------------------------------------------------------------------------------------------------