src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">

 

Hambalyo Dhalasho

  dhamaan reer ali shaanshi iyo waxay sii dhaleen oo kale jooga Dalka iyo dibada. Waxeey Halkaan hanbalyo dhalasho uga dirayaan abdulahi sujac iyo Fadumo yusuf ali shaanshi oo gabar ugu dhalatay Nairobi dalka kenya waxaan u rajeynaynaa in ay noqoto tii dadkeeda anfacda iyo diinteeda aamiin aamiin