src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">

 


Abwaan Abdilqaadir Nuuraani, 
Bashir Mohamed Abshir Nagaara ' Daalib Baarajab ' Abwaan Maxamuud Tallman ' Fuaad xassan Ali '
xaajimuxidiin Iyo maxamed Abukar xaaji' bashir Abdi Jamac Shiish (abwaan) Amin Caamir, Saciid Caamir, Ayaanle Xuseen Cabdi, Maxamud Maxamed (makis) Dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee Ku nool North Ameerica Waxay Tacsi Tiiraanyo leh U diraayaan Qoyskii iyo Qaraabadii uu Ka Geeriyooday Marxuum Abdullahi Axmed Kheyr waxa uu ahaa wakiilka boqor Burhaan ee North Ameerica, waxeyna Ilaahey uga Baryayaan inuu Janadii ka Waraabiyo Eehelka iyo Walaalaha kalena Samir iyo Iimaan ka siiyo. Aamiin Aamiin