Dadka kala ah:
1) Cabdulqaadir Qayska
2) Maxamed Cabdulxakiim Bunka
3) Axmed Macallin Xassan
4) Cabdulaahi Afey
5) Cali Duurow
6) Amiin Caamir
7)Cabdulaahi Cali Cumar
dhamaan dadkaasi oo kala jooga dalalka Sacuudi Craabiya,Kanada iyo Holland waxay si wadajir ah tacsi ugu
dirayaan Cali Jaamac Cilmi(Cali Kuus) oo ay uga tacsideynayaa geeridii ku timid Walaashiis
Marxuumad Faaduma Jaamac Cilmi oo doraad ku geeriyootay magaalada Marka, waxaana marxuumadaa
Faaduma Jaamac Cilmi eebe looga baryayaa inuu ka waraabiyo janadiisa fardoosa intii ay ka tagtana samir
iyo iimaan ka siiyo. Aamin---Aamiin |